Languages:

This site is created using Wikimapia data. Wikimapia is an open-content collaborative map project contributed by volunteers around the world. It contains information about 32058932 places and counting. Learn more about Wikimapia and cityguides.

Могадишо recent comments:

  • school maxamud xarbi {x}, sehra Abdi baraki (guest) wrote 6 years ago:
    maxamud xarbi schoolkaygi hore aan waxbarashada ku bilaabay
  • suuqa cirtoogte ee black sea, sehra Abdi baraki (guest) wrote 6 years ago:
    xaafadeydi X cirtogte alla mxa u xiisay
  • guriga reer ali sheekh, yaser (guest) wrote 8 years ago:
    hhh beentaa maaha
  • garaashka xaaji taytayleey, yonis xaji abukar taytayleey (guest) wrote 8 years ago:
    waxa u galaaa wadada opposite ka ku ah Hospital lansaleti ee waalida
  • Wadada Jaale Siyaad, Faarah Biil Ibrahim wrote 9 years ago:
    masha,allah
  • Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cali Xuseen, saccdiya (guest) wrote 9 years ago:
    Mashallah waa school keega cali xuseen xasuus 1986
  • Degmada Shibis, Adan (guest) wrote 11 years ago:
    Ku dhashay shibis kubarbaaray shibis waxkubartay shibis hooseeya dhexe febaraayo sare saqaawadiin jaamacada from 1988/90 jaamacada ummada politcal scanne ,laakiin from 1990 ilaa hada shibis waan U xiisay alow nabad noo naadi haduu alle idmo waan tagi from masjidka rooda ex xaji baasto caawa waa 25/9/13 jimce
  • near wadnaha street, bashir osman mohamud (guest) wrote 11 years ago:
    wxaan caddaynayaa inaan leeyahay gurigaan
  • near wadnaha street, bashir osman mohamud (guest) wrote 11 years ago:
    yes
  • , bashir osman mohamud (guest) wrote 11 years ago:
    waxaan caddaynayaa inaan leeyahay dhulkaan
  • buulo eelaay, ali (guest) wrote 11 years ago:
    haa wa xaafad magaceed
  • Bar macruuf gurigii uu xaraanta ku haystay macruuf, bashiir wrote 12 years ago:
    macruuf business center
  • GURIGA REER XASAN LIILAN, ABDULAHI (guest) wrote 12 years ago:
    WAA GURIGA REER XASAN LILAN
  • dugsiga macalin halaf..waxaa hada macalin ka ah macalin mugdi, jaceloow wrote 12 years ago:
    masha allah bro sido kale anigana waxan ahaa ardayda dhigan jirtay dugsigaas magaceyguna wa xasan axmed cali !
  • Degmada Shibis, muna maxamed cigale (guest) wrote 12 years ago:
    aniga waxaa kudhashe dagmada shibis kuna barbare hadana waa uxise wane imana hadi ilaah id mo
  • Degmada Hawl Wadaag, Ismaaciil mazagawaay (guest) wrote 12 years ago:
    I love my country and my distract howl wadaag
  • Degmada Shibis, Cabdijiis9hotmail.com (guest) wrote 12 years ago:
    Waxan ahay wiil ku dhashay dagmada shibis gar ahan dhinaca lanta xalane waxana jecelahay ilahay hanoga dhigo nabat
  • Safaarada Kiinya, maxamedali1hotmail.com (guest) wrote 12 years ago:
    waxan jeclahay inaan ka dago oslo alaha ha ii kaso
  • Degmada Yaaqshiid, maanka (guest) wrote 12 years ago:
    abshir anigana waxan jogaa dalka sacuudi arabia wana kugu racsanahay arintaas hadii aan nahay dhalinyarada ku nool saudi arabiya wan is habaynay waxana samaynay urur oo an waliba haben hore u samaynay xaflad marka hadii aan habayno dhalinta meelwalbo oo ay joogto kawarama wadankastana aan u samayno wiil gudoomiye u ah oo isku keeno korna aan ka samaysano hal qof oo dhalinyaro ah oo hagaamiyo dhalinyarada dagmada yaaqshiid meel walba ay jogaaan dal iyo dibad ra,yigaas sidee idiinla yahay aniga maandeeq ahaan reer jeddah wa igala soo xariiri kartiin
  • Degmada Yaaqshiid, abshira mahamed (guest) wrote 12 years ago:
    mahadsanidiin walaalayaal labadiinaba fikradiina waan idinku raacsnahay waana fikrad aad u fiicin ee maxaad kaqabtiin hadii aan sanameesano groep yaaqshiid gudaha iyo dibadaba dalka ah (waxaan jogaa holland) i love yaaqshiid