Languages:

This site is created using Wikimapia data. Wikimapia is an open-content collaborative map project contributed by volunteers around the world. It contains information about 32072983 places and counting. Learn more about Wikimapia and cityguides.

Могадишо recent comments:

  • Degmada Yaaqshiid, maanka (guest) wrote 12 years ago:
    babdi kaafi aboowe wankaga mahad celinayaa fikirkaaga salimka ah mashaa alaah hadii somali sidaada la heli lahaa xitaa 10 alaha kadhigee wadanka sida uu ku jiro wuu kabixi lahaa ilaah shacabkeena xaqa ha tuso kuwa diinta rabigey ka beenshegayana ilaah dhulka hala goooyo aboowe aniga ka shaqsi ahaan waxan ka sojedaa dagmada yaaqshiid riyada kaliya een ku riyooda ayaa ah in aan uun mar arko shacabkeena oo isku duuban dagmo walbana ay nuurkeeda baxayso ilaah wuuna gaarsiin karaa wana in aan si wada jir ah u tageernaa dawladeena gaar ahaan cidamada qalabka sido dhalinyarada dagmada yaaqshiid waxaan u sheegi lahaaa aan hurdada ka kacno oo dagmadeena iyo dadkeena aan wax u qabsano hadaan joogno gudaha dalka iyo dibadaba wana mahadsan tihiiiin
  • Shirkada Shidaalka ee Kaah, abdifataah (guest) wrote 12 years ago:
    kaah
  • Shirkada Shidaalka ee Kaah, abdifataah (guest) wrote 12 years ago:
    guriga xaliimo axmed siyaad
  • Degmada Kaaraan , Ibraahim (guest) wrote 12 years ago:
    Hh
  • Degmada Shibis, Halima husein (guest) wrote 12 years ago:
    Ani waxan ahay gabar ku bar bartay dagmada shibis una xistay dagmadeda
  • Degmada Yaaqshiid, Cabdi kaafi cali (guest) wrote 12 years ago:
    Walalyaal wadan keena hadii aanan wax uqaban yaa wax uqabanaayo hadii aanan is dhiiri galin yaa nadhiiri galinaayo hadii aanan dowladeena taageerin yaa tageeraayo dowladu waa shacabka oo taageera hadii aanan taageerina mala helaayo dawlad marka walalayaal aan isku dayno in aan dowladeena aan taageerno nabadana aan kashaqayno waad aragtaan dadkeeni xabad ayaa dhamaysay tahriib ayaa dhameeyay liibiya iyo talyaani meeqaa nooga maqan dhexdooda tanzania meeqaa kuxiran soth africa meeqaa lagu dilay keenya meeqaa qaxooti u ah ugaanda meeqaa buufis lagu hayaa walalyaal waxaasoo dhan waxaan oga gudbi karnaa inagoo siwada jir ah u taageerno dawladeena wadankeenana usoo noqono an is weheshano walalyaal gacmo wada jirbay wax ku goyn karaane aan noqono kuwii wadankooda wax uqabta shacabkoodana dhibka kasaara ilaahna aan kacabsano si daacad ahna aan dadkeena iyo dalkeena iyo diinteena aan wax ugu qabano walalayaal yaan kasugaynaa inay wax noo qabtaan ma nimanka sheganaaya oo ku fanaaya al qaacidaanahay ma inlatahay inay dad iyo dal iyo diin wax uqabanaayaan maya ma malaynaayo an tageerno dawladeena wixii xuna aan madaxda ugudbino si wax looga qabto wixii toosana aan ku tixgalino madaxda dowlada ee faraha kula jirta aana isku dayno in dowladeenu hor mar gaarto wad mahad santihiin walalayaal
  • Degmada Yaaqshiid, Cabdi kaafi cali (guest) wrote 12 years ago:
    Waxaan jeclaan lahaa in aan isku duub naano oo aan wadan keena wax uqabano hadii aan nahay dhalinta somaaliyeed ee magalada muqdisho gaar ahaan dhalinta dagmada yaakh shiid gaar ahaan xaafada towfiiq
  • Girga Cali Qasim Cali (Nacnacey), BRANKO STOJKOVIĆ (guest) wrote 12 years ago:
    CRNA MRLJA HRVATSKOG PRAVOSUĐA - RATNI ZLOČINI FIKRET ABDIĆA JE DAO ZATVORITI STJEPAN MESIĆ, KAD JE DOŠAO ZA HRVATSKOG PREDSJEDNIKA 2000. GODINE. JER KAO OVAJ MU JE BIO KRIMINALNA KONKURENCIJA.. MESIĆEVA VOJSKA I ON KAO VRHOVNI KOMANDANT JNA NIJE OSUĐEN ZA RATNA ZBIVANJA I ZLOČINE.. JADNI "BABO" ON JE MAČIJI KAŠALJ PREMA MESIĆU.. KOMENTIRAO JE: BRANKO STOJKOVIĆ, BJELOVAR
  • Degmada Shibis, caliyare1913hotmail.com (guest) wrote 12 years ago:
    waxan ahay wil jecel dagmadisa o ah dagmada shibis kuna sugan wadanka italiya
  • Jabuuti, Mowlaca Sh.Axmadeey (guest) wrote 13 years ago:
    Sheikh Ahmed's Mosque
  • waa labada guri ee <<Ibraahim yaroow ibraahim>>, abdulkadir ali hassan (guest) wrote 13 years ago:
    shanta geed busleey iyo banaanka dugsiga sare ee xisabadka iyo cabiraadda waan u xiisay 20 sano waaye indho ma saarin
  • waa labada guri ee <<Ibraahim yaroow ibraahim>>, abdulkadir ali hassan (guest) wrote 13 years ago:
    shanta geed busleey iyo banaanka dugsiga sare ee xisabadka iyo cabiraadda waan u xiisay 20 sano waaye indho ma saarin
  • Hoose Dhexe Kowda Maajo (1da May), Cabdi Casiis (guest) wrote 13 years ago:
    I went to Sheikh Madar school right next door to 1da Maajo and my father was pharmacy owner in African Village. I miss my old neighborhood and all my friends. Same as Hassan Baarud. I started playing football on those grounds and basketball court of Sheekh Madar. Wow it has been over 20 years since I was there.
  • Hoose Dhexe Kowda Maajo (1da May), hassa barud (guest) wrote 13 years ago:
    I started my career i this school and especially this was my xaafad and the front ground was my where my football got matured ,both grounds of ida maajo and sheekh madar was courts that i played daily not to forget the basketball court of sheikh madar were we played basket and indoor football, waxaan deganaa just few houses from the school and this was my xaafad, sadly left in 1987 for good ,by by xamar and somalia now iam singing hello burao and somaliland but not to foregt we still have our house occupied by one hawiye illegally perhaps.
  • 888 Xaruntii Taraafikada, abdow (guest) wrote 13 years ago:
    maashaa alaah somaaliya ilaahoow nawad nooga dhig
  • Hoose Dhexe Kowda Maajo (1da May), Abdikani (guest) wrote 13 years ago:
    I went to this school when i was a kid and it was the first school that i ever attended. This brings back memories thanks for sharing..
  • Hoose Dhexe Kowda Maajo (1da May), Lipo (guest) wrote 13 years ago:
    I've heard some people say this school is operative still but is now called Imamu Shafi. And that there's another one with the same name closer to nr. 4. Somebody who knows whether that is right?
  • Guriga Reer Cabdi Xafiid, shiiq cabdulle xafiid (guest) wrote 13 years ago:
    shiiq cabdulle xafiid
  • Mowlaca Macalin Nuur, cadawe (guest) wrote 13 years ago:
    waxaan rawa in aan ufahmo xafada sida jidadka okala baxo
  • Mowlaca Macalin Nuur, cadawe (guest) wrote 13 years ago:
    waxaan rawa in aan wax ka ugado xafadeeyda