Languages:

This site is created using Wikimapia data. Wikimapia is an open-content collaborative map project contributed by volunteers around the world. It contains information about 32077196 places and counting. Learn more about Wikimapia and cityguides.

Mogadishu recent comments:

  • Guriga reer Cismaan Koofi, siid12 wrote 10 years ago:
    waa guri qaldan
  • Guri ka mid ah guryaha reer Xuseen Aw, waryeel wrote 10 years ago:
    Boondheere, MUqdisho
  • Aisman Geedi Raage High School, cunaaye (guest) wrote 10 years ago:
    waa tariikh lama ilawan iskool cisman gedi rage .waxan ka mid ahaa ardadaii lagu bilaway dugsi sare.1980/1984
  • MAQAAYADA JARANJARADA. CAWIL XASAN XUSEEN, Ahmed Shingaani (guest) wrote 11 years ago:
    We miss our house, our district, and the people who lived there.
  • MAQAAYADA JARANJARADA. CAWIL XASAN XUSEEN, Ahmed Shingaani (guest) wrote 11 years ago:
    ashangani@yahoo.com
  • ST.Omar's house, karse (guest) wrote 11 years ago:
    i had never saw such engineer like him
  • ST.Omar's house, HAJI (guest) wrote 11 years ago:
    he is the best engineer
  • buulo israafiil, Nasir Suul (guest) wrote 11 years ago:
    Gabdhaha aniga ayaa kuu sheegaayo Buulo Israfiil waxaa la dhahaa xaafad magaceed waa xaafad qadiimi ah waxaa dadgnaay dad isleh oo Israafiil ah wax kale oo dagaanaa majirin sidaas dartee ayaa loogu bixiyay.Abdirahman sxb ceeb maahin hadii loo bixiyay Buulo Israafiil maxaa yeelay waa dadki ugu horeeyay ee lagu arkay hadii loogu magac darayne ceeb maahin
  • Xarunta Xaafada Taleex ee D/Hodon, xalane (guest) wrote 11 years ago:
    waraa kuligiin beenlowyaal atihiin away iskool taleex
  • Xarunta Degmada Kaaraan, liiban (guest) wrote 11 years ago:
    the best and peace districts in mogadishu is kaaraan so we gonna rebuild kaaraan district if we are the guys from kaaraan
  • dugsiga quraanka iyo mawlaca xaaji c/raxmaan /macalin tabule/macalin xasan gacal, Degmo wrote 11 years ago:
    Masha Allah waa dugsigaygii Quranka. Macallin Xasan ayaa noo bilaabay markii danbana intuusan Macalin Abdirahmaan Sacuudiga aadin ayuu guriga noogu dhigi jiray, Ilaahay kheyr, xasanaad iyo danbi dhaafba haka siiyo Aamiin. Waxaan rajaynayaa ineey nool yihiin.
  • Isgoyska Dabka, Gast (guest) wrote 11 years ago:
    Waxa uu u dhaxeeyaa Degmooyinka Waaberi Hodan iyo Howlwadaag
  • Mogadiscio Stadium, reza form iran (guest) wrote 11 years ago:
    You come to the rescue of the American Soldier You must not attack them
  • Guriga Reer Xaaji Cali Feydheer, M Feydheer (guest) wrote 11 years ago:
    Xaaji Cali Feydheer waa halyeey mudan in umada soomaaliyeed ay u xusuusato nabadeentii uu ka sameeyay beelaha Soomaaliyeed ee dagaaladu dhex mareyn, waxaa la dilay 08/01/1991 isagoo difaacaya xuquuqda umada soomaliyeed waxaana si gardaro ah u dilay askartii maxamed siyaad ayagoo diidan nabadeynta uu ka dhax wado umada soomaaliyeed.
  • Shirkole ofishale, Xawo yarey (guest) wrote 11 years ago:
    WoW! all the places you are mentioned were unfamiliar to me. I used to live in Shiirkole xaafadaha saraakiisha before the Civil War, so maybe that's why. you and me lived there from different eras.
  • Global Hotel, ew (guest) wrote 11 years ago:
    where is it
  • guriga xuseen jeele colow, Mahad Cali Baasto wrote 11 years ago:
    guriga xuseen jeele colow
  • guriga reer jeele colow, Mahad Cali Baasto wrote 11 years ago:
    guriga reer jeele colow
  • guriga reer ismaan gaashaanyare, cali ismaan (guest) wrote 11 years ago:
    reer osman gashaanyare
  • US Rangers target 1993, Anupam Shrivastava (guest) wrote 11 years ago:
    @AndrewRink can you please mark the exact place of 1993 Target